| above |
ka korreya, kor, xagga sare |
| address |
cinwaan, adres, mesha la ga helo |
| adult |
hanaqaad, gashanqaad, nafleydo |
| after |
ka bacdi, ka dib |
| afternoon |
gelin dambe, galab |
| again |
mar kale |
| age |
da' |
| almost |
ku dhawaad, ku sigtay |
| already |
durba, markiiba |
| also |
weliiba |
| although |
inkastoo |
| always |
markasto, had iyo jeer |
| and |
iyo |
| animal |
xayawaan |
| answer |
jawaab, laga jawaabo, ka jawaabid |
| apartment |
guri |
| apple |
tufaax |
| arm |
cudud |
| ask |
weydiin, weydiis, la weydiiyo |
| aunt |
eedo, habar-yar |
| baby |
cunug |
| back |
dhabar, gadaal, xagga dambe |
| bad |
xun |
| bag |
shandad, xarama weyn, dambiil |
| banana |
muus, moos |
| bank |
baan, bangiga, bangi |
| bath |
qubeys, meyrasho |
| bathroom |
musqul, beytamay, beytoraxa, musqusha la gu qubeysto xamamka |
| beans |
digir cagaar |
| beautiful |
qurxoon, quruxsan, qurux-badan |
| because |
maxaa yeelay, maxaa wacay |
| bed |
sariir |
| bedroom |
qolka hurdada, maqsinka hurdada |
| before |
ka hor, hore |
| begin |
bilabid, la bilabo, bilow |
| beginning |
bilabanaya |
| belt |
suun |
| beside |
dhinaceed, ku naban |
| between |
u dhexeeyo |
| bicycle |
baashkiil, bush-kuleeti |
| big |
weyn |
| bird |
shimbir |
| black |
madow |
| blanket |
buste, kubeerto |
| blouse |
shaatiga naagaha |
| blue |
buluug |
| boat |
dooni, doon |
| body |
jidh |
| book |
buug, kitaab |
| boot |
buudh, buud |
| box |
sanduuq, shandad |
| boy |
wiil |
| bracelet |
jijin, baroshaleeto |
| bread |
rooti, furin |
| breakfast |
quraac |
| bring |
gey, ken |
| brooch |
rajabeeto |
| brother |
walaal, walalka |
| building |
dhismo, guri, sar-weyn |
| bull |
jiid |
| bus |
bas |
| busy |
mashquul |
| but |
se, ha yeshe, lakiin |
| butter |
subag |
| buy |
iibsi, gadasho |
| car |
baabuur yar, fatuurad, gaari yar |
| carry |
qaadid, sid |
| cat |
bisad, mukulaal |
| catch |
qabo |
| ceiling |
saqafka jiingadda ka hooseeya |
| center |
dhexda |
| chair |
kursi |
| cheap |
jaban, raqiis, rakhiis ah |
| cheese |
burcad |
| cheque |
jeeq, waqadda lacagta |
| chicken |
digaag, dooro |
| child |
cunug, qofka yar |
| chocolate |
shukulaato |
| city |
magaalo weyn |
| class |
fasal, dabaqad |
| clean |
nadiif, nadiifin |
| clever |
xariif |
| close |
xidhan, xiran |
| clothes |
dhar |
| cloud |
daruur |
| coat |
koodh, kood, kabood |
| coffee |
qaxwo, kafe |
| cold |
qabow |
| color |
midab |
| comb |
shanlo, gadh, feedh, gerfeer |
| come |
kaalay, imow |
| comfortable |
raaxo leh |
| cost |
qime |
| country |
dal, waddan |
| cousin |
ina adeerka, ina adeerta, ina abtida, ina abtiga |
| cow |
sac |
| cry |
ooyid, ooyin, ilmeen, baror |
| cup |
koob |
| dark |
mugdi, iftiin la 'an |
| daughter |
inaantaada, gebertaada |
| day |
maalin, dharaar |
| dentist |
takhtarka-ilkaha |
| die |
dhimo, dhimasha |
| different |
ka la duwan |
| difficult |
aan sahlanayn, adag |
| dinner |
qado |
| dirty |
wasakhsan, aan mayrnayn |
| dish |
sixni, xeedho, saxan, xeero |
| doctor |
takhtar |
| dog |
eey |
| door |
irrid, albaab |
| down |
xagga hoose, hoos |
| dream |
riyo |
| drink |
cabbid, cab, cabbitaan, sharaab |
| drive |
kaxayn, wadid |
| drugstore |
dukaanka dawada |
| dry |
qalal, engeg, qalalan |
| during |
inta waqti socda, dhexdi |
| ear |
dheg, dhegta wax lagu maqlo |
| early |
goor-hore, wakhti hore |
| earring |
dhego-dhego |
| easy |
hawl yar, sahlan, aan adkeen |
| east |
bari (jiho) |
| eat |
cunid, cun |
| egg |
ukun, beed |
| elbow |
xusul |
| empty |
madhan, aanay, waxba ku jirin, faaruq |
| end |
dhammaad |
| enemy |
cadow |
| enough |
ku filan, kafayn kara |
| evening |
galab |
| excuse me |
iga raali noqo |
| expensive |
qaali ah, qiime sare ah |
| eye |
isha wax lagu arko |
| face |
weji |
| family |
xaas, qoys |
| fat |
buuran, shilis, baruur, cayil |
| father |
aabbe |
| fever |
xummad, qandho, jirka oo kululaado |
| finger |
far |
| finish |
dhammayn, idlayn |
| fire |
dab |
| first |
kan hore |
| fish |
malaay |
| floor |
sibidh, sagxadda guriga |
| flower |
ubax |
| fly |
diqsi; duulid |
| follow |
raacid, daba socod |
| food |
cuno, raashin |
| foot |
cag, cagta hoose |
| forget |
illaawid |
| fork |
fargeyto |
| friend |
saxiib |
| from |
ka |
| frying pan |
birtaawada wax lagu shiilo |
| full |
buuxa |
| furniture |
saabaanka guriga, alaabta guriga |
| garden |
beerta ubaxa lagu beero, jerdiin |
| ginger |
sanjibiil |
| girl |
gabar, gobadh |
| give |
sii, bixin, la siiyo |
| glass |
koob; muraayad |
| glasses |
murayadaha indhaha |
| go |
tag, tegid, bax, bixid |
| gold |
dahab |
| good |
fiican, wanaagsan |
| good-bye |
nabadeey, nabad-geylo |
| goose |
shimbir la rabeysto, shimbir baded |
| grandfather |
awoowe |
| grandmother |
ayeeyo |
| grapefruit |
liimo qarar, liimo ugunji |
| grass |
doog, dooga ay xooluhu daaqaan |
| green |
cagaar |
| grow |
beerid, la beeray, korin, la koriyey |
| guest |
marti |
| hair |
timo, tin |
| hand |
gacanta hore, shan farood iyo calacal, gacan |
| happy |
faraxsan |
| hat |
koofiyad |
| hate |
nacbeysi, naceeyb, dhibsi, karhid, nicid |
| have |
leeyahay, leenahay, leedahay, leh |
| head |
madaxa, kurta |
| headache |
madax-xanuun |
| healthy |
caafimaad |
| hear |
maqal |
| heart |
wadne, wadnaha nafleyda |
| heavy |
culus, culays badan |
| hello |
haye |
| help |
caawin, mucaawino |
| here |
halkan, kobtan, meeshan |
| high |
kor, sarreya, meel sare, meel kore |
| holiday |
fasax |
| honest |
daacadnimo |
| honey |
malab |
| horse |
faras |
| hospital |
isbitaal |
| hot |
kulul, kulayl |
| hour |
saacad, waqti |
| house |
aqal, guri |
| hungry |
gaajo, baahana-hay |
| hurry |
deg-deg, dhaqsi |
| husband |
ninka xaaska leh, ninka naagta qaba |
| ice |
baraf |
| if |
haddii |
| important |
muhiim, lagama marmaan |
| invite |
casuumid, marti qaadid |
| island |
jasiirad |
| jacket |
koor |
| jeans |
jiinis |
| joke |
kaftan |
| keep |
hay, xajin, xafidid |
| key |
fure, miftaax |
| kiss |
dhunkasho |
| kitchen |
jiko, madbakh |
| knee |
lawga, jilibka |
| knife |
mindi |
| knock |
garaacid, garaac |
| know |
garasho, garatid |
| large |
baaxad leh, weyn, ballaran |
| lake |
haro ama war biyo ku jiran |
| lamb |
ido dheylo' ah |
| lamp |
faynuus |
| late |
goor-dambe, wakhti dambe |
| laugh |
qosol, qoslid |
| lawyer |
qareen |
| lazy |
caajis |
| leaf |
caleen |
| learn |
barasho, wax la barto |
| leather |
harag, maqaar |
| leave |
ka tegid |
| left |
bidix |
| leg |
lug |
| lend |
amaahin |
| less |
yar, tiro ahan |
| letter |
xaraf, shabad; warqad laysu diro |
| library |
maktabad |
| life |
nolol |
| like |
jaclahay |
| lips |
dibno, bushimo |
| listen |
maqal |
| live |
nool, nolan, naf leh, nafleeyda iyo dhirta |
| living room |
qobka fadhiga |
| long |
dheer |
| look |
eeg, fiiri |
| lose |
lumisid, lumid, dhumid |
| louse |
injir |
| love |
jacayl, jeceel, cashaq |
| low |
hoose, hooseya |
| lucky |
nasiib |
| lunch |
qado |
| machine |
mashiin, mator |
| make |
samayn, suubiin, la sameeyo |
| man |
nin |
| marry |
guursi, aroos |
| match |
kibriid, taraq |
| mattress |
jodari |
| meat |
hilib |
| medicine |
dawo |
| meet |
kulmid |
| midnight |
saqdadhexe, habeenbadh |
| milk |
caano |
| minute |
daqiiqad, mirir |
| mirror |
muraayad |
| mistake |
khalad, sax-maaha |
| money |
lacag |
| month |
bil |
| moon |
dayax, bil, bisha |
| more |
badan |
| morning |
aroor, subax |
| mosquito |
kaneeco |
| mouse |
dooli jiir |
| mouth |
af |
| move |
dhaqaajiin, socodsiin |
| music |
muusik |
| name |
magac |
| neck |
luqun, raqabad, qoor |
| necklace |
kuul |
| neighbor |
jaar, jiiran, deris |
| nephew |
inanka eey walalaha dhaleen |
| never |
weligaa, weligeed, mar naba |
| new |
cusub |
| newspaper |
jariidad, joornal, wargeeys |
| niece |
inanta eey walalaha dhaleen |
| night |
habeen, cawo |
| no |
maya, madoonaayo |
| noon |
galab |
| north |
waqooyi (jiho) |
| nose |
sanka, san |
| not |
ma aha, aan ahayn |
| nothing |
waxba |
| now |
hadda, iminka |
| ocean |
bad-weyn |
| office |
xafiis |
| often |
inta badan, sida badan |
| old |
gaboobay, da' weyn, duq, duq nimo |
| once |
hal mar |
| onion |
basal |
| only |
oo qura, oo qudha, keliya |
| open |
furid, furan |
| or |
ama, mise |
| orange |
burtuqaal, limo macaan |
| out |
dibedda |
| oven |
tinaar |
| over |
ka-kor, dhamaad |
| owner |
lahaan |
| package |
alab la isku xirxiray |
| page |
bog |
| pain |
xanuun |
| paper |
warqad |
| park |
mesha baburka la dhigto |
| pay |
bixin, siin |
| pea |
diger cagaar |
| pen |
qalinka khadka leh |
| pencil |
qalin |
| penny |
lacag, gombo, taano |
| people |
dad |
| person |
qof |
| pepper |
filfil, basbaas |
| perfect |
wacan, aan iin lahayn |
| phone |
telefoon |
| picture |
sawir gacan ah |
| pillow |
barkin |
| plane |
diyaarad |
| plate |
saxan, sixni |
| play |
ciyaar, dheel, dheelid |
| please |
baryo, fadlan |
| pocket |
jeebka |
| poor |
sabool, ceyr, miskiin |
| post office |
xafiiska postada |
| potato |
batato |
| price |
qiime, sicir |
| promise |
balan-qaadid |
| pull |
soo jiid |
| push |
riixid |
| put |
dhig, la dhigo, dhigid |
| quick |
dhaqsi, degdeg |
| quiet |
shaqar la aan, hadal la 'aan |
| radio |
raadiyo |
| rain |
roob |
| read |
aqriyid |
| ready |
diyaar |
| red |
guduud, casaan |
| refrigerator |
franjiteer, talaajo |
| rent |
kiro, ijaar |
| rest |
nasasho; inta kale |
| rice |
bariis |
| rich |
maalqabeen, tajir |
| ride |
fuulid, farda fuulid |
| right |
midig; sax |
| ring |
faraati, fargashi |
| river |
webi |
| roof |
saqafka, dedka |
| round |
goobabin sida kubbadda |
| run |
ordid, orad, carar |
| sad |
murugo |
| salt |
cusbo, milix |
| saucepan |
sufriyo |
| say |
dhihid, dheh, orah, la dhaho, la yiradho |
| school |
duqsi, iskuul |
| scissors |
maqas |
| second |
ilbiriqsi; kan labad |
| sell |
iibsid, iibsid-gadid |
| send |
dir, u dirid, loo diro ama la diro |
| shelf |
khaanad, maqal |
| shoe |
kab |
| short |
gaaban |
| shoulder |
garab |
| show |
tus, tusid |
| sick |
cudur, jiro |
| side |
dhinac |
| similar |
la mid, uu eg |
| sister |
walaasha |
| sit |
fariisasho, fadhi |
| size |
cabir |
| skirt |
goono |
| sky |
cirka |
| sleep |
hurdo |
| slow |
gaabin |
| small |
yar, wax yar |
| smile |
ilka caseyn, dhoolo ka qosol |
| smoke |
sigaaar cabid, qiiq, qaac |
| soap |
saabuun |
| sock |
iskaalso |
| sofa |
kursiga dheer ee fadhiga |
| soft |
jilicsan |
| sometimes |
mar, mar-mar, marka qaarkood |
| son |
inankage, wiilkage |
| song |
hees |
| soon |
dhaqso, ciyow, ciyoon |
| soup |
maraq, shurbad |
| sour |
qaraar, xaraar |
| south |
koofuur (jiho) |
| speak |
hadal |
| spoon |
macalgo |
| stairs |
jaranjaro, salaan |
| stamp |
frangabolo, stambo |
| stand |
istaag |
| star |
xidig |
| stomach |
calool |
| stone |
dhagax |
| stop |
joojin, istaajin, la joojiyo, la istaajiyo |
| store |
maqaasin, baqaar |
| street |
jid, dariiq, wado |
| strong |
qawi, adag, kakan |
| student |
arday |
| study |
barasho |
| stupid |
dabaal, nacas |
| sugar |
sonkor, sokor |
| sun |
qorax, cadceed |
| sweater |
funaanad |
| sweet |
macaan, mac |
| table |
miis |
| tablespoon |
macalgada-weyn (tan cuntada) |
| take |
qaadid, qaadasho |
| tall |
dheer |
| tea |
shaahi, caleen-shaahi |
| teach |
barasho |
| teacher |
macalin, bare |
| teaspoon |
macalgada-yar (tan shahiga) |
| telephone |
telefoon |
| television |
telefisyoon |
| thank you |
mahadsanid |
| there |
halkaas |
| thief |
tuug |
| thin |
caato |
| think |
fekar |
| third |
kan sedexaad |
| thirsty |
harraad, oon |
| this |
kan |
| three times |
sedex goor, sedex jeer |
| thumb |
suulka gacanta |
| tie |
garawaati, tay |
| time |
waqti, waqtiga |
| tobacco |
tuubaako |
| today |
maantay, maanta |
| toe |
suulka luugta |
| toilet |
musqul, beyto-mee, beyto-raaxo |
| tomato |
yaayo, tomato |
| tomorrow |
berri, berrito |
| tongue |
carab |
| too |
sidookale, xataa |
| tooth |
ilig |
| toothbrush |
burashka ilkaha, rumay |
| towel |
shukumaan, tuwaal |
| travel |
dhoof, safar |
| tree |
geed |
| true |
run |
| twice |
laba goor, laba jeer |
| umbrella |
dallad |
| uncle |
adeer ama abti |
| under |
hoos |
| understand |
garasho, fahmid |
| underwear |
dharka hoos laga xirta |
| up |
kor |
| use |
isticmaal, isticmaalid |
| vegetable |
qudaar |
| visit |
la siyaarto, siyaaro, la so salaamo |
| wait |
sugid, sug |
| wake up |
toos, hurdo ka toos |
| walk |
socod, lugeen |
| wall |
derbi, gidaar |
| want |
rabid |
| warm |
diiran |
| wash |
mayrid, dhaqid |
| water |
biyo |
| weak |
dhaciif, tabar-daran |
| weather |
cimilo, hawada, jawiga |
| week |
asbuuc, setimaan |
| west |
galbeed (jiho) |
| wet |
qoyan, qoyaan |
| white |
cad, caddan |
| wife |
xaas |
| window |
dariishad, shubaako |
| with |
iyo, maca |
| without |
la' aan |
| woman |
naag |
| wood |
alwaax |
| word |
kilmad |
| work |
shaqo |
| write |
qor, qorid, dhigid |
| wrong |
khaldan, khalad |
| xerox |
lagu sawiro |
| year |
sanad, sano |
| yes |
haye, haa, hee |
| yesterday |
shalay, doraad |
| young |
yar, dhalin yar, da' yar cimri yar |
| zero |
eber |
| zipper |
shiinyeeri, ziib |
No comments:
Post a Comment